Wiil aan gabadh miskiin ah ku aqaano markan arko isago dumar kale bbe iyo wxn lo jogin ku hayo report ma dhahdaa i qabata
Hadana waba ka wahsada ilahay amarkii😨
Somali waxa kaliya ee mideeya wa nacayb ka ay isaaq u qabaan lol mid walba qalbiga ololaya
Ey ba ilma yar qaninay hdi la dhaho xta ey isaaq ah bu ahaa bayska leyihin😅
Nin yurub ceyr ku qaato iyo nin gobol caano geel ku caba iyo mid asia jmcd ka dhigtaba reer muqdisho yuusan idin walin dantina idinka yaqana
Haday run shegayan way idin iman lahayen dhibta idinla qaybsan lahayen😅💯
Ahmed ali cigaal ba America tagay markay maqleen dadkii dhahay "oo micheal jackson yaa dhagaysan doona"
Bad doonaysan inad faan ku gaadhan hais daalinina ee danaysta landherihina manaqane
Nooca xoolaha la daaqa ba shaw friends igala ah meeshan subxanallah dadka dhimanaya wa dadkeni carurta walidkod kuwaayaya wa ubadkeni hoyoyinka asaayga lo xidhayo wa hoyoyinkeni. Hadaydan u damqanayn oodan u ducaynayn riwayada iyo digashada ka daaya!