𝕏 has always been the best source of financial news for traders and investors. Billions of dollars are allocated every day based on what people read on Timeline.
Today we're launching our new Cashtags feature in the US and Canada on iPhone, bringing real-time financial data to X.
Here's how it works:
1. When you search for or post a cashtag (or contract address), X will automatically suggest matching stocks or crypto tokens, so you can select the exact asset you had in mind.
2. Anyone who taps a Cashtag will see posts mentioning it along with its price chart—without ever leaving X.
This ensures that you're always matched to the chatter for the right stock or token.
Cashtags are just the first step in our commitment to be the best destination for the finance and crypto community.
Maadaama dalkeenna dahab laga qodo oo dibadda loo dhoofiyo, waxaa habboon in Bangiga Dhexe ama dowladda ay 5–10% ka qaataan dahabka la dhoofinayo si loogu kaydiyo Somaliland Gold Reserve, taas oo badbaado dhaqaale u noqota dalka xilliyada qalalaasaha adduunka.
Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in lacagta waraaqaha ah ee Mareykanka ay qaadi doonto saxiixa madaxweyne Donald Trump laga bilaabo xagaagan. Tani waa markii ugu horreysay ee madaxweyne xil haya uu saxiixiisa ku yeesho lacag Mareykan ah.
US paper currency will bear President Trump's signature starting this summer, the first time a sitting president has signed American money, the Treasury Department said https://t.co/lZzSjFM2xd
4,000+ gaari raaxo leh oo ay ku jiraan “Porsche”ayaa lagu dejiyey Dekedda Lamu, Kenya, kadib xiritaanka Jebel Ali Dubai sababo la xiriira dagaalka Us+Israil
& Iran ee 1 Maarso. 5,000 kale ayaa soo socda .
Tixraac: Business Insider Africa, Africanews, Arab News
#Kenya#foryou