TOOS:-Tartanka Kubadda Cagta ee Dugsiyada Sare ee Gobalka Banaadir, Tartanka waxaa taaba galinaysa Jaamacadda #City waxaana toos u tabinaya Mogadishu #Cable TV. https://t.co/fOhP0r7Rly
DAAWO:- Ardayda Foundation-ka Jaamacadda #City oo si toos ah uga jawaabaya su'aalo ku salaysan Foundation Program-ka Jaamacadda. https://t.co/ujycwXDcgW
DAAWO:- Muuqaal xiisa gooniya xambaarsan oo laga diyaariyay Foundation Program-ka #City_University_2019.
City University ku dooro Tayo waxbarasho oo dhameystiran!!! https://t.co/QJCJ2LEaNh
DAAWO:- Khudbadda Madaxwaynaha Jaamacadda #City Prof. Abdullahi Ahmed Barise uu ka jeediyay Xafladdii qalin jabinta Ardayda Foundation-ka Jaamacadda. https://t.co/gP6YYpICFu