Madaxweyne Cirro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo maanta soo gabo gabeeyey safar shaqo oo ay ku joogeen dalka Kenya waxaa madaarka Nairobi ku soo sagootiyey Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Khayraadka badda ee dalka Kenya Hon. Hassal Ali Joho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ku sugan safarkiisii rasmiga ahaa ee uu ku joogay dalka Kenya ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dalka Kenya (Speaker of the National Assembly), Mudane Moses Masika Wetangula.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xalay khudbad qiimo badan u jeediyey Jaaliyadda Somaliland ee reer Jabuuti.
Madaxweyne Cirro oo la kulmay Agaasimaha Guud ee DP World Foundation
"Sharaf weyn ayey noo ahayd in aanu la kulano Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro, intii lagu gudo jiray Shirweynihii Dawladda Adduunka" Agaasimaha Guud DP World Foundation.