”Dhibicda Roobka ah WaxeY DooGasho LeedahaY inta aYna Dhulka GaariN,Qofka Daacada ah Waa Sidaa oo kale haddii AaN la DarYeeliN inta Uu Nugul YahaY Waxaa AdaG Si Loo Dabiiibo Marka Uu Bukoodo,Maalmuhu Qofka Ma BadalaaN Ee Waxee Soo-SaraaN XaqiiqadiiSa"⭐️✌️🤍
"Ii Ballan Qaad inaad Had iyo Jeer XasuusaN Doonto: Waxaad ka Geesisan tahaY sida Aad Aaminsan tahaY, oo ka Xoog badan Sidaad u muuqato, Kana Caqli Badan Sidaad u MalaynaYso."🔥⚡️🤍
"This Life No Balance"✌️
"Sirta ah inaad Faraxsan tahaY aYaa Ah inaad Aqbasho Meesha aad nolosha ka jooGto oo Aad Ka faa'iidaYsato maalin Kasta."🤍✌️❤️
"THIS LIFE NO BALANCE"⚡️🔥
"Inaad Wanaajiso Qof Ku WanaajiYe Waa Wax iska Caadi ah Waxaase La Gaari Karin Inaad Wanaajiso Qof Ku XumeeYe Qof AanaN XiriirkaGa U arkiN Faa'ido Uu Hesto Adigu Tagi Tankeeda Ha u arkiN Qasaaro Kuu Soo HoyataY."⚡🌓
"This Life No Balance"✌🏻🔥🤍
"Wal-walku Daawo Uma ahaN murugadii shalaY Ee Waxuu Xadaa Farxadii Manta. Ahow Sida Roobka Kasoo Marka Uu Soo Socdo Dadku AbshireestaN Hadii Uu Yimaado lagu NafciYo Hadii Uu Tago Raad FiicaN ka TaGa Hadii La WaaYo neh Loo XiiiSo"
This Life No Balance⚡✌️💓
Marka AY Ku DhahaaN Qof XuN AYaa tahaY.Qof xuN ma tihid Blse Ficiladooda xuN xuN Ka Falcelintooda BeYmoodaYaan inaad Qof XuN TahaY.Marka aY ku DhahaaN Qof XuN aYaa TahaY Ficiladaada XuN xuN Baa Iga dhigaaYa qof XuN inaaN ahaY ku dheh.❤️🔥✌️🤍
“Abdiwahab”✍️