🤝 Meet UEFA #SuperCup referee Omar Artan.
An experienced @CAF_Online official, Artan has overcome significant obstacles and shown remarkable determination to earn a historic appointment in Salzburg🤝 Meet UEFA #SuperCup referee Omar Artan.
An experienced @CAF_Online official, Artan has overcome significant obstacles and shown remarkable determination to earn a historic appointment in Salzburg🤝 Meet UEFA #SuperCup referee Omar Artan.
An experienced @CAF_Online official, Artan has overcome significant obstacles and shown remarkable determination to earn a historic appointment in Salzburg.
@MOASomalia, H.E. @Hon_Maareeye is honored to welcome and meet with Ms. Rukaya Mohamed, Head of Office and Country Programme Manager of UN Women Somalia at the MoAI HQ. He discussed and agreed to strengthen our collaboration to empower,
I honored to welcome and meet with Ms. Reena Ghelani, CEO of Plan International, and Ms. Sadia Allin, Somalia Country Director at the Ministry of Agriculture HQ to discuss improving collaboration between our two institutions on Somalis Agricultural and Food security issues, Climate change challenges, and to protect Somali farmers and vulnerable communities
IGAD and Somalia partner for sustainable agriculture! 🌱
IGAD’s Agriculture and Environment Division and the Federal Republic of Somalia’s Ministry of Agriculture and Irrigation held their first collaboration meeting to strengthen regional food systems and climate resilience.
During the session, the Somali delegation briefed the IGAD Deputy Executive Secretary, H.E. @Mawareso, on the mission’s objectives. In response, the Deputy Executive Secretary reaffirmed IGAD’s commitment to supporting Somalia in advancing sustainable agriculture, food security, and regional cooperation.
The high-level meeting was officially opened by Mr. Daher Elmi, Director of Agriculture and Environment at IGAD, on behalf of the Executive Secretary. Discussions focused on aligning Somalia’s agricultural priorities with regional frameworks, such as CAADP, to boost productivity, strengthen coordination, and drive sustainable agricultural transformation.
Together, IGAD and Somalia are reinforcing partnerships to build resilient food systems, empower rural communities, and enhance climate resilience across the Horn of Africa. 🌍✨
#Agriculture #Somalia #FoodSecurity #ClimateResilience #RegionalIntegration #CAADP #ArtaMeeting
🚨 DISGUSTING: Sky Sports confirms Washington humiliatingly blocked Africa's prominent top referee, Omar Artan, from the World Cup.
Despite having a valid visa, the Trump administration deported him to Türkiye over a travel ban. A total betrayal of fair play!
🚨 CAF, WHERE IS YOUR VOICE?
Africa’s best referee — Omar Abdulkadir Artan, CAF Referee of the Year 2025 and the first Somali ever selected for the FIFA World Cup — was denied entry into the US despite a diplomatic passport and approved visa. Turned back at the airport like a criminal. No reason given.
This is a direct humiliation of African excellence on the global stage.
CAF — you crowned him the best on the continent. Now you stay silent while one of your own is disrespected by the host nation?
No strong statement. No demand for answers from FIFA or US authorities. No defense of African officials.
This is not leadership. This is complicity in the face of Western arrogance.
Africa’s talent deserves better than puppet organizations that bow when it matters most.
Stand up for Omar Artan. Stand up for African football. Or step aside for those who will.
❒︎❒︎❒︎🇸🇴𝘿𝙚𝙖𝙧 Citizen, your Constitution is the foundation of your nation and your rights. The Ministry of Justice and Constitutional Affairs @HassansheikhAli proudly brings you the Official Constitution of the Federal Republic of Somalia.👇
https://t.co/NtCzxqqAev
Minister of Public Works Ayub Ismail has unveiled a national initiative aimed at providing new homes for internally displaced individuals and families living in homelessness who have relied on public buildings as their shelters for the past 35 years.
The minister indicated that the initial phase of the project will commence in the capital city, with plans to expand to other urban areas across the country thereafter.
During this first phase, more than 10,000 housing units are set to be built.
Prof. Mohamed Elmi Guure, Head of M&E and Somalia’s #CAADP Focal Point at the @MOASomalia, participated in a continental CAADP technical workshop in Windhoek, Namibia, organized by the African Union Commission and African Union Development Agency. Somalia was also honored with..
𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐢𝐧 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐮 𝐱𝐮𝐬𝐭𝐨, 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨?
Haddii aan dib u milicsanno taariikhda, waxaa jiray dalal wajahay xaalad u muuqatay kuwa aan mar dambe ka soo kaban karin burburkii ay ku jireen. Dalal carruurtooda ay qabow iyo gaajo u dhimanayeen, warshadahoodii la burburiyay, dadkooduna la ildarnaayeen barakac iyo cudurro, kuwaasoo maanta noqday kuwo hoggaamiya dhaqaalaha iyo tiknoolajiyada caalamka. Kuuriya Koonfureed waa tusaale ka marag kacaya in mucjiso siyaasadeed aysan jirin, balse ay jirto awood dad iyo hoggaan isku dhafan. Dal meesha u hooseysa nolasha ka gaaray intii u dhaxaysay 1950-meeyadii ayaa maanta ka sarreeya boqolaal jeer dalal ka nasiib roonaa waqtigaas. Maxay sameeyeen? Waxay go��aansadeen in dalka lagu dhiso maskaxda shacabka iyo cududda shaqada, halkii lagu tiirsanaan lahaa gacmo shisheeye. Waxay doorteen qorshe muddo dheer ah, isla xisaabtan adag iyo hoggaan aan ka cabsan isbeddelka.
Casharkaasi wuxuu khuseeyaa Soomaaliya maanta, oo taagan meel taariikhi ah oo ay suurtagal tahay in ay noqoto mid dunidda soo jiidata ama mid ku dhacda meerto aan dhammaad lahayn. Soomaaliya waxay haysataa fursado waaweyn oo dhulka ugu horreeyo, xeeb aad u dheer oo leh khayraad biyo iyo kalluun aan la soo koobi karin, dad da’yar oo tamar leh, iyo goob istaraatiiji ah oo dunidda oo dhan indhaha ku hayso. Waqti aan fogeyn waxaan ka maqlay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid inay Jabuuti isku arkeen muddo xileedkiisii koowaad madaxweynihii hore ee Iiraan, Maxamuud Axmadinejad oo si layaab leh u waydiiyay ‘ Soomaaliya oo ku taalla bartaa muhiimka ah, maxaad isku haysataan, waxay ahayd inaad idinku wax u meerisaan dunidda ee ma ahayn in idinka heshiisyo la idin dhex dhigo!’
Balse, fursadaa uu tilmaamay Axmadinejad , waxaa daboolaya caqabado waaweyn oo muddo dheer siyaasadda dalka hareeyay. Siyaasaddu waxay u muuqataa mid ku dhisan taageero ku-meelgaar ah, balse aan ku dhisneyn natiijo waarta. Hoggaamiye kasta wuxuu dhaqangeliyaa qorshe gaaban oo inta badan ku xiran mashruuc shisheeye, halkii uu ka lahaan lahaa qorshe qaran oo muddo dheer ah. Shacabka wuxuu arkaya doorashooyin, hadallo iyo ballan-qaadyo, balse noloshooda wax isbeddel ah kuma yimaado.
Waxa ugu weyn ee siyaasadda Soomaaliya ka dhigay mid aan hal-abuur lahayn waa in la beddelay danta qaran oo laga sarreysiiyay danta qabiil. Siyaasaddu waxay noqotay goob lagu qanciyo kooxo, halkii ay ka ahaan lahayd goob qaran lagu mideeyo. Hal-abuurka la iskuma abaalmariyo , balse waxaa la abaal mariyaa cidda haysata taageero qabiil ama maal ku filan in ay dhaqaajiso olole. Tani waxay dhalisay in siyaasigu barto sida kursi loogu dhego, balse uusan baran sida taariikh loo qoro. Marka siyaasadda laga waayo qorshe qaran iyo aragti mustaqbal, waxay ku dambaysaa inay noqoto ciyaar kuraas ah oo cid walba ku daasho.
Waxaa jira saddex caqabad oo waaweyn oo hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed ka hor istaaga isbeddel dhab ah; cabsi,ku tiirsanaan shisheeye iyo qabyaalad. Cabsi ay ka qabaan in nidaam adag oo isla xisaabtan leh uu jabiyo isku xirnaantooda siyaasadeed. Ku tiirsanaan ay ku tiirsan yihiin deeqo iyo faragelin shisheeye oo aan wax dhisayn balse ku kooban mashruucyo gaaban oo magac uun leh iyo qabyaalad wali lagu qiimeeyo hoggaamiyaha sida uu u qanciyo qabiil, balse aan lagu qiimeyn sida uu u abuuro shaqo, adeeg iyo nidaam. Saddexdan caqabad waxay dhigeen gidaar adag oo ka hor taagan horumarka, gidaar aan la jebin karin ilaa laga helo hoggaan aan ka cabsan inuu khatarta wajaho.
Faragelinta iyo deeqaha shisheeye waxay saameyn qoto dheer ku yeesheen siyaasadda dalka. Deequhu mararka qaar waa taageero degdeg ah oo nafis keena, balse mar kasta oo miisaaniyadda qaran ka timaaddo gacanta dibadda, shacabka wuxuu waayaa awood ay kula xisaabtamaan dawladda. Waxa uu shacabku ku khasbanaadaa inuu arko dawlad u adeegaysa ajandaha deeq bixiyaha, halkii ay u adeegi lahayd danta muwaadinka. Dawlad ku dhisan mashaariic oo aan ku dhisnayn miisaaniyad qaran waa dawlad aan qaan-gaarin, sidaas darteedna horumar dhab ah lama filan karo.
Haddaba, Soomaaliya sidee isbeddel dhab ah ku gaari kartaa?
Jawaabta ma aha mid sahlan, balse waa mid suurtagal ah haddii la qaado jid adag oo aan laga weecan karin. Amniga waa in lagu saleeyaa caddaalad, sirdoon shaqaynaya iyo sharci lagu kalsoonaan karo, ma aha oo keliya ciidammo badan. Dhaqaalaha waa in uu ku tiirsanaadaa wax-soo-saar gudaha ah sida, xoolaha, kalluun la warshadeeyo si uu caalamka uga dhex muuqdo, beeraha oo si dhab ah loo maalgeliyo, iyo warshado yaryar oo shaqo abuur dhaliya. Hay’adaha waa in lagu saleeyaa daahfurnaan, miisaaniyadda shacabka hortooda lagu akhriyo, qandaraasyada si cad loo shaaciyo, iyo adeegyo qof walba dareemo. Saddexdan tiir oo la isku helo, Soomaaliya waxay geli kartaa jid isbeddel waara.
Waxaan la iska indha tiri karin , sida ay Soomaaliya u tahay dal aan lahayn siyaasad madax bannaan, taasi waxay ka dhalanaysa inaysan Soomaalida waxba u qaban Soomaaliya ee ku tiirsanaanta dibadda ay ka dhigteen caado, balse siyaasad madax-bannaan waxay dhalataa marka dakhliga gudaha uu noqdo laf-dhabarka adeegyada, markaas shacabku wuxuu helayaa cod dhab ah oo go’aamiya jihada dalka. Taasi waa jidka keliya ee Soomaaliya uga bixi karto ku tiirsanaanta iyo kala dambeyn la’aanta.
Dal guuleysta wuxuu isku daraa qorshe, isla xisaabtan iyo dulqaad. Qorshe aan ka yarayn tobannaan sanno, isla xisaabtan aan cidna ka sarreyn, iyo dulqaad uu shacab iyo hoggaanba ku mideysan yihiin. Dalal badan oo Aasiya,laakin ameerika iyo xitaa qaar ka mid ah Afrika ah waxay ka soo baxeen xaalado ka adag waxa aan maanta wajahno.
Sidee Soomaaliya ku noqon karta dal ka soo baxa niyad jabka iyo burburka oo isbeddel horumar uu ka dhaco? Hal shardi keliya ayaa loo baahanyahay si natiijada lagu gaaro, waana in hoggaan ka soo baxa gudaha uu go’aansado inuu jebiyo caadooyinka aan sharraxaada u baahnayn ee Soomaaliya ka hortaagan isbeddel iyo horumarka.
Soomaaliya waxay u baahantahay qof aan kursi raadin , taa beddelkeeda u fakaro si uu taariikh u dhiso. Soomaaliya ma heli kartaa hoggaamiye diyaar u ah inuu qoro taariikh, mise weli waxay ku noolaan doontaa gacanta rajada shisheeye?
On behalf of the Directors and Staff of the Ministry of Agriculture and Irrigation, I am deeply honored to receive the Award of Excellence in recognition of our outstanding performance in transforming Somalia’s agriculture and irrigation sectors.
In a ceremony held at Villa Somalia, H.E. President Dr. Hassan Sheikh Mohamud and H.E. Prime Minister Hamse Abdi Barre acknowledged our Ministry for its best performance and exemplary service delivery in agriculture. This award stands as a testament to our collective dedication to transformative agricultural progress and our unwavering commitment to building a food-secure Somalia.