WAR DEG DEG AH:
Israaโiil ayaa sheegtay inay aqbashay heshiiska xabbad joojinta ah ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu la galay Iran, iyadoo sheegtay in Israaโiil ay gaartay dhammaan ujeedooyinkii ay ka lahayd barnaamijka Nukliyeerka ee Iran.