#Somalia 🚨#Puntland
A highlight video of the Al-Minhaaj Foundation Conference & Academic Debate:
“The Role of Waqf in the Progress of Somali Society.”
📅 Sept 4,2025 | Thursday
📍Martisoor Hotel,Garowe | 🕗 8:00 AM
#Minhaaj2025 | #Minhaaj14years | #Waqf
🤝 @Abdulkwarsame
26 sano oo horumar ah
Waa maalintii ay reer puntland go'aansadeen inay dib u dhisaan dalkooda ayagoo isku tashanaya, maalintaas dadbadani dhayalbay la ahayd in soomaaliya laga taagi karo nidaam tusaale unoqon kara qaabkii dib loogu soo celin lahaa dhismihii dalka.
تمكنت ولاية بونتلاند من تحقيق حلم الانتخابات التي طال انتظارها في الصومال حيث تم انتخاب آخر ثلاث بلديات اليوم بنجاح، وتعد ولاية بونتلاند أول ولاية فدرالية في الصومال حيث تشكلت قبل ٢٦ عاما، وأصبحت اليوم الولاية الأولى التي تتيح لشعبها فرصة انتخاب ممثليه ومن خلال نظام الأحزاب.
Hubka sida sharci darada ah wadanka kusoogalay hadii shacabkii uu sharci daro gacantoodii ku galay DFS ay u maaraynayso si Cadaaladda ka fog, mar hadii uu hubkii dawlada si Caddaalad daro ah qabaailka qaarkood gacanta ugu galay waxa haatan dhacay waa lafilayay!