On the process of making Somalia Great,Stable under the Rule of Law,From Strategic to Practicality,Hate Corruption,Injustice&Power Abuse.
I Give Respect to all
Egypt warned it "will not allow Ethiopia to impose a fait accompli on the Nile," after Ethiopia's Water Minister said downstream water flows would be "under Ethiopia's control" alone.
Egypt stated it has "multiple and diverse means" to defend its Nile rights.
Source: Al Arabiya
The Turkic countries are working toward a “Turkic ID” system that could allow citizens to travel between participating countries using national ID cards instead of passports.
@MilanVerseHQ This shows lack clear objectives ,this man does not deserve even to play fot milan,amd two freindly shots are based to take good decisions
Cawil wuxuu kamid ahaa 18kii Saraakaal ee Sahnuuniyadii Ingiriiska ku dhex milnayd ay u diyaariyeen inay ka hor yimaadaan Madax-banaanida Gobolada Waqooyi & Midnimada Ummada Soomaaliyeed.
Markii ay Hargeisa yimaadeen waxay dhaxleen Eeydii iyo Guryihii Gumeystihii Ingiriisku ka tagay.
Wuxuu weligiis qayb ka ahaa, fidnadii Ummada Hargeysa lagu laayay oo madaxa loo geliyay Dowlad ka awood wayn.
Hadana isagoo cimrigaas ku jira ayuu qayb ka yahay Yuhuudeynta Ummada Isaaq iyo inuu ka horkeeno Awoodo aafeyn doona fikradii Yuhuudeynta Zionism iyo inta aaminsan.
Cigaal iyo Isaguba waxay kawada shaqeeyeen, Shirkii Carusha ee Mu'aamarada lagu sameeyay Dhulka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed (NFD) Xiligii Cigaal Raisul Wasaaraha ahaa, midkanina uu Danjiraha ku magacownaa.
Waana sababta xil Ummada wax yeeleyn kara, sida Madaxweyne & Raisul Wasaare looga illaaliyo. Kooxdan fikradaha Sahnuuniyada Xambaarsan.
Wuxuu ifka ka tegi doonaa isagoon arag suuro-galnimada Yuhuudaynta Zionism ka Ummada.
Wuxuu ka been sheegay Eebe how naxariistee Gen. Jaamac Yare oo sharafkiisa iyo Caqiidadiisa intaan ka bartay aanu jirin qof la Barbar dhigo.
Cawil waa nin isagoo Cimrigaa jooga aanu towxiidku u saxneyn oo aan Salaada wuxuu ku tukado, waaba haduu tukadee aan la garaneyn.
Wuxuu si faahfaahsan ugu qeexanyey Buugayga Dhallan Rogan. British National Archive. Waxaa sidoo kale Taariikhdiisa madoobi ku kaydsantay Diiwaan Archive.
@DrBaadiyow I Quitely Red this Book many times
This is one of Few Books for Somalis that discloses the the Roots of Somalis Ownership to their lands
This book also highlights academically the Reasons on the Failures of Somali States.
The Importance of Somali Ulumas
The Somali weyn missings!