Safiirka Cusub ee Israaiil u soo magacawday Somaliland Michael Lotem ayaa sheegay in Somaliland ay doonayso inay sii xoojiso wada shaqaynta ay la leedahay Israa’iil, isaga oo xusay in xidhiidhka labada dhinac uu taabanayo dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin tamarta, kaabeyaash
Maamulka Aadan Yabaal State, waligey wax ka liita ma arag. Waxa ay sidan u boobayaan waa qamadi. Dad masaakiin ah, loogu talagalay. Iimaanka Alle idinka qaad.😄
BREAKING: The Government of #Somaliland has revoked the operating licence of Air Djibouti, which previously operated four flights per week to Somaliland.
The decision follows last week’s recall of diplomatic representatives after #Djibouti rejected #Israel’s recognition of Soland
TAARIIKHDA Somaliland oo markii u horreysay taariikhda aqoonsigii ay ka heshay Israel lagaga dooday Golaha Ammaanka, oo ka mid ah Fagaarayaasha Caalamka ugu saameynta badan.