Waxaan layabanahay macalaminta somalida ee cypto falaqeyo suuqa markoo daadto waay aamusaan
Lkn marko so kaco maanta dhan waxlay so qoraan marka sababta maxaa waaye?
$BTC Short term update:
Maxaa xiga~ Xageen ku wajahanahay..
Sida filashadena ahayd BTC waxay xoog kudhaftay mid kamid ah zones-ka ugu muhiimsan 90k-91k, inkastoo HTF weli yahay Strong bullish
Hadana waa wax caadi ah dhaqaaqa sida uwayn kadib, in suuqa so sameyo nasiino.
Dhanka kale: marka lafiiriyo LTF o ayka dhaceen rejections badan, lana iskudayay in price-ka lagu gaarsiyo zone-ka 95k, halkaaso SL badan ay taalo, " Whale 🐋 plans" sida Long term chatigena hore kujirtayna, noqon doonta hadi lagaaro kala wareeg toos o ay BTC gashay.
Dhanka LTF weli hadan kusii socono, sida 1H, wxn haysana illa & hada 2 rejections wawayn, sidokale RSI u taagan yahay overbought region,MACD tilmaamayo isagana "Bearish cross, kuwaso lawadoodaba muujinaayo suurtagalnimada in momentumki/ dhaqaaqi socday sii daciifayo, lkn intaasba kama dhigna in toos dhaqsi kudaadan doono price-ka weli qaarkod waxay sugayaan Confirmation, sida double topka kujira 1H.
Sidaa darteed waxan arki doona in marba marki kasi dambeysa psychological ahan aan gali doono saacadahi ugu xasaasisna, iyado qaarkod Fomo ay dareemeen, halka kuwa kalana ayku sugayn yihin hubanti la'aan bdn, exchange shorts ugu waalna kasocdo, halka whaleskana si gadanayaan.
Inkasto dhanka kale sentimentka so hagaagayo waxaan arki doona 2 scenarios kala duwan
Mida 1aad in ay dhacdo pullback waalan o weliba ah candle dheer wick ah⚡laso tuuro, waa hadii ay qaadato in aan waqti dheer kujirno zoneska 92k- 90k, o kuwa in BTC bottomkeda in ay gaartay aminsan, logu naxsado, baqdina lagu geliyo in markale suuqa meel hoose kaso raacaan.
Ama kuwa suuqa indhaha ka dawanayay ee weli aan hubin jiho ay raacaan, badina suuqa uguso haray 88k, o halka shorts waalan kaso sameeyay, xanuunkoda ugu wayn loga dhigo, in suuqa lasii dhaqaajiyo, halkaana o marka dambe suuqa sii cayrsan donan.
Meelaha ugu muhiimsan isha inlagu haayo mudan sida price-ka ugu falcelin doono, 89k-88k kuna aadan BTC futures CMC gup 12H, kadibna weakly high kuna aadan 86k 4H.
Markale wanso update garayn dona insha'ALLAH.
Enjoy & play it well Awgeelle
Talo muhiim ah.!
Dadka igu xiran way la socdaan, Lkn dadkaa ogeen update yar.!
2025 to 2029
Siyaasada iyo xafiiska Waxaa xukumo trump iyo team kiisa.
Steps badan idinla wadaagaa balse kan aan ku bilaabo.!
Anaga si aan lacag uga sameyno cryptocurrency ama stock market 📈 ama other financial markets.
1: Akon ka furo Truth Social kadib follow dheh trump Waliba notifications 🔔 saari.!
2: trump Asaga iska leh truth social, waa mesha 1aad uu wax soo dhigo before twitter.
3: truth social marki wax so dhigo kadib lasoo qaaataaa.!
Tusaale manta: 9:37am ayu dhahay hala maalgashto suuqa.! Sidaan
THIS IS A GREAT TIME TO BUY!!! DJT
Donald Trump Truth Social 04/09/25 09:37 AM
Kadib 12:18pm oo ah almost 3hrs ayuu ka qaaday xanimaada wadama markiii laga reebo china 🇨🇳.
4: ama Africa joog ama usa 🇺🇸. Trump iyo team kiiisa dhaq dhaqaaq 🏃🏾 walba ay sameeyan wa inaa la socotaaa 24/7 from Truth social to twitter to white house
5: Marwalba cash 💰 diyaar haku ahaado waayo big things soo socdo iyo interest rate in la jaro iyo waxyaabo badan,!
Ogow waligaa goal 🎯 waaa inad lacag sameyso 24/7 iyo inaa update thy.!
More information idinla wadaagi doonaa asxabta gaarsiii.!
Mahadsanidiin
AbdallaWay