Hadda ka hor waxaa jiri jiray Labo Nin oo tuugo ah sxbana ah, Labada Nin waxay Dharka ka furan jireen Dadka dhintay intay qabriga uga daba tagaan.
Maalin Maalmaha ka mid ah ayaa Labadi nin ee Sxbada ahaa ayaa mid... https://t.co/ZJTMCBiDrM
Horta walalahen Reer Koofur Galbeed Madaxweyne xigeen maxeey ku diideen?
Mase ku adkeyn ayey ka tahay oo qolo aan Afmaayga ku hadlin laga carara π€£
Waa Su'aal Caadi ah.