carwooyinka iyo beeraha xayawaanka lagu soo bandhigi jiray kadibna dadweynaha reer Yurub lacag lagaga qaadan jiray. Waxa ay la kulmeen xadhig, gaajo, lacagtoodii oo loo diiday, xanuuno jeelka dhexdiisa ay ku qaadeen iyo maxkamad. Waa taariikh xanuun badan.
Sawirrada 32 Fanaan-dhaqameed Soomaaliyeed (reer Jabuuti) oo sanadkii 1914-1916 laga qaaday dalka Jabuuti iyagoo lagu kexeeyey in ay shaw ku soo qabtaan Paris, France iyo Chicago, U.S balse wajigabax iyo dhaqan cunsurinimo kala kulmay caddaankii reer Yurub iyo Maraykan.
Waxa ay ahaayeen rag iyo dumar qaarkood carruur wateen kuwaas oo lagu yidhi Shaw baad soo qabanaysaan lacagna waa la idin siinayaa. Balse waxa ay la kulmeen wax bani aadamnimada ka baxsan kadib markii lagu daray dad African ah oo sida xayawaanka in la daawado
Xaggee ayay ku danbeeyeen aathaartii (hadhaadi taariikheedkii) ee laga soo saaray godad ku yaalla magaaladii qadiimiga ahayd ee Cammuud (Awdal) sanooyin ka hor, mase ahaayeen kuwan sawirka ka muuqda? Adigu maxaad kala socotaa agabkan?
Bataillon somali (part 1)
Une partie de la liste des soldats.
Halkan ka akhriso magacyada raggii Soomaaliyeed ee gumeysigii Faransiisku qasab ku askareeyey ee uu ku galay dagaalkii koowaad ee dunida WWI. Maxaad macluumaad ka haysaa adigu raggan?
Source: is on the paper itself.
Zeila
In the Middle Ages, the Jewish traveller Benjamin of Tudela identified Zeila with the Biblical location of Havilah.
Ancient Zeila was divided into five residential districts; Khoor-doobi, Hafat al-Furda, Asho Bara, Hafat al-Suda and Sarrey.
Gabayaagii ka gabyay dagaalkii "Jalanqo". Adaliyiintu xoog ayay u difaaceen Harar. Ugaas Nuur ciidan badan ayuu u diray halkaa. Waakii jabka ka dib tiriyay tixdii tiiranyada badnayd.
Ku soo biir bartayada Facebook-ga.
https://t.co/VH4m9O8xR9