Waxaan mar kale ku guuleystay in aan hogaamiyo Dowladda Hirshabelle.
Waxaan aad uga mahadcelinayaa aaminaada iyo taageerada ay I siiyeen golaha wakiilada iyo guud ahaan shacabka Hirshabelle.
Waxaan ballan qaadayaa la shaqeynta hay’adaha Kala duwan iyo ka shaqeynta mustaqbalkena.