Pakistan’s Prime Minister Shehbaz Sharif has called flooding a “climate catastrophe.” Climate scientists and activists say Pakistan may be entering a new normal defined by cycles of flood and drought.
How will extreme weather change Pakistan's future?
https://t.co/4vF9Jsmlkf
"Doonaa waa gaaraa, kaan dooninna ma gaaro,
Doonaa Fuley ma ahan, Doonaa Iimaan Laawe ma ahan, doonaa Tuug ma ahan, Doonaa ma ahan kan dhiigga dadkiisa iibsada si uu dantiisa gaarka ah u gaaro, Doonahaasu ma ahan kan la heshiiya isticmaarka iyo Ajnabiga".
-Maxamed Siyaad Barre
Respect and salutations to the frontline doctors who are working tirelessly to save the Somali public from #COVIT-19.
Badbaadinta bulshada waa howl naga dhaxeeysa salaan qiimo badan naga gudooma dakhaatiirta hadh iyo habeen u taagnaa badbaadinta bulshadeena.
#441
#SPF991