Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka waxay kawada Hadleen Gudiga Madaxbanan ee Doorashoyinka Qaranka nuqulkii u danbeeyay ee Sharciga Doorashooyinka ay dhawaan ansixiyeen Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka JF, ayagoo ka dhageystay taloyinkoda
Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Dooorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Golaha Aqalka Sare ka hor-akhriyay Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Doorashooyink Qaranka Heer federal
Shirka waxa gudominayay gudomiyaha aqalka sare mudane sen cabdi xashi
Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Dooorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Golaha Aqalka Sare ka hor-akhriyay Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Doorashooyink Qaranka Heer federal
Shirka waxa gudominayay gudomiyaha aqalka sare mudane sen cabdi xashi
Guddomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddiga diyaarinta sharciga Dorashoyinka ayaa waxa uu ka dhageystay warbixin la xiriirta sharciga Sidoo kale waxa uu Guddiga Guddomiyaha fafaahin ka siyay Akhrinta sedaxad ee sharciga Oo uu guddigu ku howlanyahay soo diyarintisa
Xildhibanada Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa Maanta Ka Dooday Akhrinta Labaad ee Sharciga Doorashooyinka Qaran Kaasi Oo Ay Soo Diyaariyeen Guddiga Doorashooyinka ee Golaha Shacabka
https://t.co/KCpiBOWoSt
Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa Kulan Kula qaatay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha XFS,
Si ay u wargeliyan isbadalada ay ku sameyeen sharciga
Guddiga KMG Ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Juba-land
Guddiga ayaa ka dhageystay xubnaha gudig aya ka dhageystay xildhibanada JL aragtidooda iyo taloyinkoda ku aadan sharciga