Sawirrada ku wareegaya baraha bulshada ee sheeganaya inay ka yimaadeen cutubyo ka tirsan ciidamada lagu soo tababaray dalka Eritrea video gaan ayaa qaswade @M_Farmaajo iyo fahad yasiin ugu talagaleen in ay ku marin hababiyaan shcabka se taasi dhicimeyso shacabku waa soo jeedaa ๐
in this century of somalia, we do not need military rule for an extended period of time. war and destruction. today what happened was different from October 21, 1969. I have the former president of the country. Fear God.
@UNSomalia@UN On behalf of myself and for less than 40 years, I call on somalia leaders to reconcile. For the country on the people they represent. We understand very well that what is at stake is not in the public interest but in the private interest.
Maxaa innaga khaldan ma siyaasada innaga khaldan mise siyaasiga, mise siyaasadna ma jirto siyaasina ma jiro. Ma la odhan karaase siyaasad cad oo inoo qeexani way jir taaye, siyaasiga yaa dhaawacaya?