Yesterday I had attended launched a National ID registration initiative for Internally Displced Persons (IDPs) in Somalia, ensuring no one is left behind.
The launch was attended by Hendrik Krauskopf, Swiss State Secretariat for Migration, and Mohamed Addum, NRC Head of Programe
Ciidul cafiyah ciid mubarak.
تقبل الله مناومنكم صالح الأعمال وكل عام وأنتم بخير 🤍
Dhamman umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga, anniga oo Alle ka baryaya in uu naga aqbalo acmashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii Ramadan.
In Lasanod, President @HassanSMohamud formally declared the North East State of Somalia a full federal member state, hailing it as a powerful symbol of Somalia’s territorial unity, national cohesion, and shared identity.
The Commander in Chief of the National Armed Forces, President @HassanSMohamud had just landed in #Laascaanood, the capital of #Somalia’s Northeast State and the cornerstone of the country’s unity.
Today, we have turned a new page in our history, opening a new chapter for a democratic & stable Somalia. After 57 years, our people are electing their leaders through direct elections. I urge all registered voters in Banadir to participate & shape their future at the ballot box.
Waxan halkan ugu hmblyo kuliyada leyli sarakisha CXDS qeybta TURKSOM dufcadii 6 uso idlade herkodi kowad.Dowlada turkey ga ad bad u mhdsntihn sida wcn ad qeyb ugu tihin so sarista cidan tayo leh sanad waliba ka aflaxo dhalinyaro dalkoda wx ubarate hadne u diyar eh nafta u huran
Soomaaliya ayaa loo doortay xubinnimada golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay 2025-2026. Guushan la taaban karo ayaa muujinaysa dadaalka diblumaasiyadeed ee gaarka ah ee dalka iyo sida hagar la'aanta ah ee ay uga go'an tahay nabadda caalamka.
Xuska maalinta cidamada xoga dalka somaliyeed ee sanadkan ayaa kusoo aadeysa xili ay ciidamadu horumar balaran ka gareen howlgalada ay dalka uga xoreynayan maleshiyadka AS, wana sanadguuradii 64-aad e ka soo waregtay as’aaska cidanka xoga dalka somaliyeed 12 April.
عيد مبارك وكل عام وأنتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Dhaamaan waxaan idin kugu hambalyeyna ciidul fidriga inoo curate muslimiinta meelwabo ay dunida daafaheda joogan waxaan leeyahay ciidul cafiyah ciid mubarak walaalayaal
Wabillahi towfiq.