A historic day for Kenya’s Somali community. President William Ruto, on behalf of the Kenyan people, apologized for over 60 years of discrimination, marginalization, and underdevelopment in the North Eastern region. May this mark a new chapter of inclusion, justice, and progress
Waxaan si adag u cambaareynayaa xariga sharci darida ee xoriyadeeda looga qaaday muwaadinad Sacdiyo Macalin Cali. Lama aqbali karo in xoriyatu qowlka uu dastuurku damaanad qaaday lagu xad gudbo, laguna tunto.
Waxaan in deg deg ah loo sii daayo xoriyadeedana loogu soo celiyo.
Hambalyo madaxweyne Abdi Aziz Hassan Mohamed (Laftagareen) oo maanta Baarlamaanka Koofur Galbeed mar kale u doorteen madaxweynaha Koofur Galbeed.
Waxaan madaxweynaha la doortay iyo shacabka reer Koofur galbeedba u rajeynayaa guul iyo horumar.
Elections in regions with expired mandates are essential to end uncertainty and uphold the constitution. I commend the South West for its leadership and urge free, fair, and timely elections nationwide. Delays threaten stability—the rule of law must come first.
Midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed iyo dadeed ee Soomaaliya waa arin aan laga gorgortami karin, waana in dhamaanteen muxaafid iyo mucaarad aan meel iga soo wada jeesana difaaca Qarinimada.
Waxaa wax aad looga xumaado ah dagaalada iyo falalka foolxumida leh ee ku soo noqnoqday degmada iyo deegaanada Wanlaweyn.
Waa wax Islaanimada, Aadaminimada iyo Soomaalinimada intaba ka fog in qof nool la gubo oo dab lagu daaro. Waxaana ku baaqayaa in deg deg loo joojiyo.
Africa mourns the loss of a great elder, Raila Odinga. A true veteran and pillar of Kenyan politics, his unwavering belief in democracy & unity leaves an indelible mark. His brave voice will be missed across the continent. Our thoughts are with Kenyan People.
I strongly condemn the terrorist attack on the Jilacow Prison in Mogadishu. This act aims to disrupt the peace & stability we've worked so hard for. We must stand together against terror. We call the government & security forces to remain vigilant against enemy's cells among us.
Waa cambaareynayaa tacadiyada iyo gadoobfaladda had iyo jeer ay ciidamada dowladda ku sameynayaan dadka soomaaliyeed ee diidan in laga barakiciyo lagana boobo deegaanadooda.
Kani waa oday Soomaaliyeed oo 90 jir ah oo si foolxun loo garaacayo, waana arin aan la aqbali karin.
ندين ونشجب بشدة الهجوم الاسرائيلي علي دولة قطر الشقيق، ونحن اذ نشحب وهذا الهجوم نعتبره بانه خرقا للقانون الدولي وعلي سيادة الدولة قطر واستقلالها، كما انه يشكل تهديدا خطيرا علي الأمن والسلم الدوليين.
Today's declaration repeals controversial constitutional changes, restoring the government system.
A comprehensive political agreement is still needed for elections, involving all stakeholders, including Puntland, Jubaland and other politician.