@PhiloSomalia 3οΈβ£ Taariikh Cusub: Waa markii ugu horreysay muddo ka badan 50 sano (tan iyo 1972) oo Soomaaliya ay qabato xilkan heerka sare ah.
βDalkeenna oo mar loo soo diri jiray ciidamo nabad-ilaalin ah, maanta isaga ayaa hoggaaminaya hayβadda ugu sarreysa ee goβaamisa nabadda dunida.