"Aniga ma aaminsani 'Soomaalida, Kalluun ma cunto' ee waxaan aaminsanahay in hadba sida suuqa looga heli karo in ay ku xirantahay."
— Dr. Xuseen Cali Axmed, La-taliyaha Ururka Dhoofinta Kalluunka Soomaaliyeed.
#MaganForum#Kalluunka#SugnaantaCuntadaSoomaaliya
“Maadaama sanadkan 2026 aan go’aansanay in aan diiradda saarno wax-soo-saarka dalka, dad badanna aan wareysanay, waxaa noo muuqaneysay duruufaha iyo culaysyada heysta dadka soo saara waxa aan guryaheena ku cunno, caqabadaha ay wajahayaan sida aysan u jirin cid ka war qabta.”
— Eng Hussein Sabrie, Xoghaya Golaha Sare ee Magan Forum
#MaganForum #AmnigaCuntada #KulankaWarbaahinta
Hadal kooban, ujeedka ay @maganforum ka lahayd la kulanka madaxa warbaahinta dalka si ay qeyb uga noqdaan kor u qaadista wacyiga bulshada ee sugnaanshaha amniga cuntada dalka iyo in ay usoo jeestaan maalgashiga waxsoo-saarka dalka sida #beeraha, #xoolaha iyo #kalluunka.
“Waxaan joognaa dal 15% keliya wax-soo-saarkiisa uu ku koobanyahay. Waxaa la sheegaa in 85% – 90% dhammaan badeecadiisa ay dibadda ka timaaddo.”
— Saciid Diiriye, Xubin Golaha Sare ee Magan Forum
#MaganForum#AmnigaCuntada#KulankaWarbaahinta
“Waxaan go’aansanay in aan bulshada indhaheeda ku soo jeedino in ay gudaha waddanka wax ka soo saartaan.”
— Axmed Ceynab, Agaasimaha Magan Forum
#MaganForum#AmnigaCuntada#KulankaWarbaahinta
What are the requirements needed when someone wants to work in agriculture?
We interviewed Dr. Khaalid Cumar Cali, Founder and CEO of CSET Seed Production, about the overall state of agriculture in Somalia.
#MaganForum#Agriculture#FoodSecuritySomalia
“When the agricultural regulations were established, seed production strengthened its efforts to align with the system and standards set by the law.”
— Dr. Khalid Omar Ali, Founder and Director of CSET Seed Production
#MaganForum#Agriculture#FoodSecuritySomalia
“What are some of the key findings from the agricultural research conducted by CSET Seed Production?”
We interviewed Dr. Khalid Omar Ali, the Founder and Director of CSET Seed Production, about the overall state of agriculture in Somalia.
#MaganForum#Agriculture #FoodSecuritySomalia
“When a student graduates from an agricultural university, want to sit in an office. This is a matter with significant challenges.”
— Dr. Khalid Omar Ali, Founder and Director of CSET Seed Production
#MaganForum#Agriculture#FoodSecurity#Somalia
Maxaa keenay in webiga Shabeelle biyuhu ka guraan sanadihii u dambeeyay?
Wareysigan oo dhamaystiran, ka soo daawo barteena Youtube: https://t.co/5thk7IdWRs
#MaganForum#Beeraha#SugnaantaCuntadaSoomaaliya
Beeruhu waxa ay gacan ka geystaan kororka dhaqaalaha qaranka, shaqo-abuurka iyo yaraynta saboolnimada. Wax-soo-saarka gudaha ayaa hoos u dhigi kara ku-tiirsanaanta cunnada dibadda laga keeno, oo mararka qaar ku kacda in ka badan $7bilyan.
Magan Forum oo sanadkan diiradda saaraeysa sugnaanta cuntada Soomaaliya, ayaa waxa ay idiin soo gudbineysaa baraamijyo lagu lafagurayo caqabadaha iyo fursadaha ku gadaaman Beeraha Soomaaliya.
#MaganForum2026 #Beeraha
#SugnaantaCuntadaSoomaaliya