Madaxweyne @HassanSMohamud “Waxaan go’aansanay in aan kaashano shacbiga Soomaaliyeed halkii aan sugi laheyn kaalmo shisheeye iyo Amisom. Abaabul badan kadibna guulaha la gaaray waxa ay ku yimaadeen in Shacbiga uu dagaalka Khawaarijta qeyb ka ahaa”
Waxaan maanta furay Shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka anigoo tilmaamay in ay dowladda ka go’an tahay dib u soo nooleynta, mideynta & tayeynta nidaamka waxbarasho ee dalka. Waxaan dul istaagay qorshaha dowladda ee baahinta adeeg waxbarasho oo tayo leh, gaarana dalka oo dhan.
in aad kaamira qaadato oo aad hadba sawir soo dhigto kama turjumeyso in aad wax qabatay #hope138 wuxuu u baahanyahay qof dadka ugu shaqeeya ee aan ku shaqeysan dadku simanyahay oo aan kala soocon bulshasa kursiga wada leh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane @HassanSMohamud oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka ayaa ka hadlay khatarta macaluusha ku soo wajahan kumannaanka qoyska ee la tacaalaya abaarta ka jirta gobollada dalka.