@YonisYasin1 Aduunka Role modal waxa u ah Nin dadka faido bdn u leh oo wax bdn ku so kordhiya lkn somalia waxa faido u leh Nin caaya dadka iyo quuuqle not only for him but thereโs so many peopleโs kala jiraan wana wac liiito
Mel na uma socona xaqiqdi aduunka is waka dambeyna!