Ramadan 16 iyo maalin qiimo badan oo aan sifarxad leh ulaqaatay qaar kamida asxabtayda, Alle ha idinsharfo dhamantiin inta halkan kamuuqata iyo intan kamuuqanba....🙏
#SOMALILAND Is NOT What You Think...😊
Wxn kufaano oo aan kukalsonahayba waxa jira midkan aan huwanahay calankayga, hadii manta SOMALILAND ictiraafkeda hesho calankane wuxu noqon doona midka aduunka ugu QURUXDA badan leh...... #Guuuul
Waxay ahayd maalin aad ufarxad badan waxayna ahayd 02.20.2020 maalin khamiisa.
waxan aniga iyo asxabtayda dalxiis ku aadnay #BuurtaGacanLibaax ee quruxdabadn waa meel kaduwan meelaha kale marka jawi ahaan iyo degaan ahaanba loo eego, maalin farxad badan ayay ahayd..
Maanta shacabka hargeisa ayay hadal hayntoodu ubadantahay kahadalka labadan danab een is ogolayn. Mahamed farmajo iyo Abi ahmed ayaa todobadka soosocda iman doona casimada HARGEISA suasha mesha tala ah
MACQUUL miya mise maaha....?
@musebiihi@M_Farmaajo
Waxan hambalyo udiraya ardayda aan isku classmateka nahay, sida fiican ee aanu waqti uwada qadanay xalay oo ay bishu ahayd 22.11.2019. Waxay ahayd habeen aan la qiyaasi karin qof walpa darenkiisa oo an xata xarafyo lagu cabiri karin.
#Guul_Iyo_Gobanimo