Lughaye, Boorame, Hargeysa, Burco illaa Muqdisho banaanbaxyadii ka dhacay waxay marqaati u yihiin in Muse Bihi amma cid kaleba aysan bixin karin dhaxalka Ummadda Soomaaliyeed waana qad cas🛑
Abiyoow war li’idaa, dhaaxaa wableysee maantuu war ku heystaa
Soomaaliya Soomaali baa leh
Rabigay halgan ayuu ii diyaarinayaa iyo inaan xoreeyo ummad gummaysi hoos yururta , waxaana sharaf batay waxa alle swt ii dooray waxaana ceebaysan waxaan gaadh is leeyahay ee rabigay aanu ka raali ka ahayn.
Maaha in laysku haleeyo xoggaga shiicada ah ee gobolka ka jira . Waa sax in taageero af iyo taakulo inay soo gaadhsiiyeen walaalaheen falastiin hadana hadalka uu shalay jeediyay hasan nasralah waa mid muujinaaya in awooda iran ee gobolku inaanay diyaar u ahayn dagaal saf baladhan
Waxaan soo dhaweenayaa hadal jeedintii mar la araga ahayd ee hogaamiye muslim ahi uu jeediyo ee uu jeediyay raysal wasaaraheena @HamzaAbdiBarre hadalkaasina waa mid uu nagu matalo . Sidoo kalena hadal jedintaasi waxay soo af jartay mashruucii gumaysi ee dalkan lagu hayay.
Waxaan hambalyo u dirayaa madaxwayne @HassanSMohamud dagaalka midho dhalkaa ee uu kula jiro kooxaha xagjiriintaa ee ummadan dib u dhaca ku ah ; sidoo kalena khatarta ku ah dacwada alle swt oo ah mid naxariis iyo hanuun u ah aadanaha.