1. Somali:
Mar aan xalaytoo toosoo,
Muxibbada la sara kacay.
English:
When I woke up last night,
My heart rose with love for you.
2. Somali:
Oo midigta kaa dayay,
Oo aad ka maqan tahay.
English:
I looked to my right,
But you were nowhere to be found.