Waxaa maanta lasoo geba gebeeyay shirwaynihii 3aad ee Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed. Shirka waxaa lagu soo gunaanaday xil wareejin iyo caleema saarka hogaanka cusub ee Ururka.
Dr. Hassan Mohamed Hassan ayaa ku guulaystay Gudoomiyaha Xigeenka 1aad ee Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed afarta sano ee soo socota. Dr. Hasan waa Gudomiyaha Jaamacadda Plasma.
Dr. Mohamed Mohamud Hassan (Bidey) ayaa ku guulaystay Gudoomiyaha Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed afarta sano ee soo socota. Dr. Bidey waa Gudomiyaha Jaamacadda Benadir.
Gudoomiyaha Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed @Dahirhasan ayaa ka qayb galay xafladda qalin jebinta jaamacadda Imam Shafi'i University oo lagu qabtay xarunta dhexe ee jaamacadda.
I take this opportunity to congratulate Abrar University graduands for their academic success and achievement. I wish you all the best. @AssociationofSU
In my capacity as chairperson of Association of Somali Universities, I take this opportunity to congratulate @SIU_UNIVERSITY graduands for their academic achievements . I wish them success in their future careers and endeavours.