WANAAG SAMEE, ISKA TAG; WANAAGU ADIGUU KAA WAXAA TAHAY AYUU KA WARAMAYAA
Wanaag samee, hana sugin abaalmarin; wanaagga aad dadka u samayso wuxuu ka warramayaa qofka aad tahay, ee ma aha qofka ay iyagu yihiin.
Qof aad Ku Kalsoonayd ayaa Sirtaada Qof Kale u Sheegay, Qofkaas Waa Cafin Kartaa, Balse Mar Dambe Sir Kuma Qarsan Doontid.
Taasi waa sababta loo yiraahdo:
“Kalsoonidu Waa Sida Muraayadda; Haddii ay Jabto, Waa La Hagaajin Karaa, Balse Weligeed Sidii Hore Ma Noqonayso.”
"Ha u Noqon Daaweeye Dhanka Cilminafsiga Dadka u Baahan Dhakhtarka Xoolaha"
Qof Si Joogto ah Been u Sheega, Waxaad isku Dayaysaa inaad Fahanto, oo aad Raadiso Sababta Ka Dambaysa Dhaqankiisa
Macnaha: Ha isku Qaadin Masuuliyadda Hagaajinta Qof aan isagu Doonayn inuu is Hagaajiyo
التكرار هو نتيجة لعدم الاحترام، بمعنى لو كرّرت طلبك أكثر من مرة، كرّرت توبيخك أكثر من مره كرّرت تذكيرك أكثر من مرة، هذا يوضّح إن الشخص غير مهتم لما تقول و خاطرك ادنی اهتماماته دائما اختار الصمت لما كلامك وصمتك يعطي نفس النتيجة.. تكلم للي يعطي حروفك
اولوية