8/8
ku taamaynay muddo aad u dheer, waxaan ku faraxsannahay dadaal dheer iyo shaqo adag ka dib, in aan helnay meel lagu kaydiyo afka, dhaqanka iyo hiddaha.
Waxaan si buuxda bogaadin, dhiirigelin, dardaaran iyo mahadcelin u diraynaa dhammaan intii kasoo shaqaysay hirgelinta
6/6
iyo ganacsiga, halkaas oo ay shirkadaha iyo ganacsatadu ku soo bandhigaan tayada iyo waxsoosaarkooda. Waxaan ognahay in ay Baydhabo tahay magaaloyinka dhaqaale ahaan kobac xowli ah samaynaya sanadba sanadka ka danbeeya, sidoo kale waxa ay door muhiim ah ka qaadataa sidii
Waxaa doodda mowduuciisu yahay aqriska iyo qoraalka, qayb ka ahaa Maamule Iskuul Mama Maano Maxamed Nuur iyadoo ka hadashay doorka ay haweenka kuleeyihiin aqriska iyo qoraalka kana bixisay tusaale la taaban karo
1/2