Shirkadda MSG ee Xaaji Maxamed Aw Siciid oo Guddiga Suuqa Idaacada ku wareejisay 250 Kun oo dollar .
Xamdi Ibraahim Axmed Gudoomiyaha Shirkadda MSG ee Somaliland ayaa wareejiyay Lacagtaas.
Gabogabada kulanka sannadlaha ah ee dib u eegista waxyaabihii ka qabsoomay talaalka sannadkii lasoo dhaafay ee 2024 iyo qorshaha lagu hawlgali doono sannadka 2025.https://t.co/Je2liaF4Xn
Madaxweyne Cirro, oo lagu warraysanayo fagaaraha shirka waddamada Adduunka ee ka socda Dubia ayaa sheegay in uu rejaynayo in Maraykanku noqdo waddanka ugu horreeya ee Ictiraafa Somaliland.
" Waxaannu rajanaynaa in uu Maraykanku noqdo dalkii ugu horreeyey ee aqoonsada Somaliland"
Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa maanta Axmed Xuseen Warsame u magacaabay agaasimaha cusub ee tvga qaranka Somaliland .
Axmed Xuseen ayaa ka mid ah ruug cadaayada saxaafadda Somaliland oo muddo ka badan 30 sanno uu ku soo jiray .