HAMBALYO MEHER WACAN.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى خير
Waxa aan halkan hambalyo Meher Wacan uga dirayaa #Abdulahi abdi mohamed iyo dumashi #Ayaan ibrahim oo maanta meher uga dhacay magaalada MM.kebribayah - madal kulmisay dhalinyaro waxgarad, salaadin.