Anthropic waxay ku dhawaaqday in Claude Fable 5 dib loogu soo celin doono caalamka berri.
Shirkaddu waxay sheegtay in kadib wada-hadallo ay la yeelatay dowladda Mareykanka, ay ku dartay nidaamyo cusub oo amniga ah si loo xaddido isticmaalka AI ee hawlaha qaar ee cybersecurity-ga
JUST IN: 🇨🇳 China’s Zhipu AI reportedly matches Anthropic’s Claude Mythos in security bug detection performance.
🇨🇳 Shiinaha wuxuu soo saaray moodel AI oo cusub oo furan (open-source) oo la yiraahdo GLM-5.2, kaas oo ay samaysay Zhipu AI. Wararka ayaa sheegaya in uu la jaanqaadi karo Claude Mythos ee Anthropic marka ay timaado ogaanshaha iyo helitaanka khaladaadka amniga security bug
OpenAI ayaa dib u dhigtay sii deynta GPT-5.6, iyadoo la sheegay in dowladda Mareykanka ay rabto inay marka hore qiimeyso awoodda moodalka cusub ee AI. Tani waxay noqotay mid ka mid ah wararka ugu waaweyn ee AI maanta.
AI: Hay’adaha sirdoonka ee Five Eyes ayaa ka digay in horumarka degdegga ah ee AI uu kordhin karo khatarta weerarrada cyber-ka ee lagu beegsado dowladaha iyo shirkadaha.