Waa Sawirka Aden Madoobe oo ugu dambeyn tuutaha xirtay, si uu isaga difaaco Ciidanka Lafta Gareen & AS.
Warbaahinta Itoobiya ayaa tabisay in Aden Madoobe uu codsi u diray xukuumadda Abiy Ahmed si ciidanka Itoobiya ee jooga gobolka Bay u difaacaan, lakin waa laga soo diiday
Madaxweyne Deni: "Dadka reer Puntland waxaan leeyahay wax kasta oo dalka Soomaaliyeed lagu badbaadinayo hagar yeysan idinka gelin, maanta maalin ay Soomaali inooga baahi badan tahay ma jirto."
Muranka ku saabsan muddada xilka, doorashooyinka iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo mucaaradka ma aha arrimo lagu xallin karo awood sheegasho. Waxaa loo baahan yahay hannaan siyaasadeed oo ay dhinacyada muhiimka ahi ku heshiiyaan si loo ilaaliyo sharciyadda hay'adaha dowladda