@Abdifatah112233@MoBakayle hadi la xiro ma dadkay ka fiicantay miyaad ku raacsantay waxay samaynaysay iyadoo gabara weliba muslimada cuqdatal nabsiyan ayaa idin dhaamisay calamka meel aan bada la riyayni ma jirto
@ygaraad Hada u haysato wax somaliya la yiraahda inay jurto waxba ma ogid somaliya ma jirto ga ku riyoon tan kale somaliland markii horena iyada calanki geeriyooday keentay hadana iyada goosatay haku daalin jeedaaaal
@ygaraad Somalia iyo somaliland sida kaliya ee ay k u kala goi karaan waa in dhiig ka badan kii suudaan ka dhacay uu ku daato . Aynu isu hub iyo ciidan urursanno 20 danno oo dambe.
Wada hadallada iyo somalinadu waxay sii jiraysaa wax aan badnayn
@HassanAKhaire Ma runbaa na riyaa abniga dWlada maxaa kasiya xasanow way aydaan ogayni ma dhacaan shacabki na waa dhamaaday ma harin hadal lays yiraahda inaa waxaas dhaaftan kadaaya shacabka xasuuqa inti xasan sheekh qabsadane wsyba sii baabaday oo dad reer muqadisho way u dhamaatay sorry