Ma doonaysaa in aad barato sida guuleystayaashu u fikiraan?
Buugga Sirta Gorgorka waxa uu kuu furayaa indhaha:
🦅 Sidee gorgorku uga faa’iideystaa dhibaatooyinka?
🦅 Maxaa ka baran karnaa go’aannada adag ee uu qaato?
🦅 Sidee aragtidiisa fog ugu hagaajiyaa duulimaadkiisa?
Waan ka baxay masjidkii!
Goor dhowayd baan ka baxay masjid xaafaddayda ku yaalla. Kaddib markii aan ogaaday in uu imaamku go’aansaday in uu xidho masjidka.
Hadda waxaan ku suganahay meel aan ku dareemayo raaxo.