@AliYareAli Dunidan kii adow hurdo shanqarta ka dhowro in yar ha ahaatey faido ayaa ugu jurto wax walal ladhaho malahn turki iyadabo Dan ayee nogu wadataa soomali alle u maqan
@LadyDangaab Wan dhihi lahaaa abyo wax aan lagu ogeyn waa lur ee niyada daji naftada waqti sii Oo la sheekeyso una sheeg naftada qof ay jeclatey mayahy mid Iyada u qalma mayahy Mid u og kadib go aan ku sow baxo qaado salada Ku dadaal istiqfartana badso hadii calaf Ku leydahy maweyneysid hadii