Several Ethiopian Air Force drone specialists were reportedly killed in an alleged strike on Harar Meda Airbase 🇪🇹. Among them was Senior Warrant Officer Kassahun Lema, a helicopter technician, whose funeral was held today at around noon in Debre Zeit town.
Kacaanki darwiisheed ee dariiqadii saalixiya loogana hortagay gumestihii wadanka ku habsaday waxaay ingiriis iyo talyaani ku jabiyeen somali kale oo markaas u arkasay inay suldad iyo xukun ku gaari karaan garabsiga gumestaha soo dhaweyntiisana u arkayay inuu lexo-jeclo gaar u qabo lakiin jabkii darwiishta ka dib waxay noqdeen kuwo ka liita kuwii lagu jabiyay waxayna dhibane u noqdeen kuwii ay garabsiiyeen oo dhul dad iyo maal ba way ku waayeen taasoo keentay 40 sano ka dib inay galaan halgan gobonimo doon waliba yagoo dhiiri galin iyo guubaabo ka dhiganaya odhaahihii iyo gabayadii darawiisheed lakiin marka waa mar ay xeedho iyo fandhaal kala dhaceen waa mar dhulkii iyo dadkii somaliyeen qaybo badan oo ka mid ah qaar ingiriis Africanka (kenya today) hoos geeyay qaarna xabashi cadow taariikhiya ah looga wali yeelan somalina kala idhowday oo dagaalo waawayn oo dhexdooda ah iyo mid gumeystaha dhexdiisa ah ba ay ku hoobteen cudud rag iyo dhaqaalana ay ku waayeen
2026 waxaad moodaa in somalidu ay qaaday isla dariiqii qarnigii 19aad lakiin markan somalidu way ka aqoon, maal iyo dadba badan tahay wakhtigaas lakiin kama caqli iyo garasho badna oo waxaaba la oran karaa garasho ahaan aad bay ugu garaad hooseeyaan,
Taas waxaa u dheer markan somalidu waa mid aad isu baratay barashadiina ay dhaxalsiisay nac iyo kala irdhow aad u baahsan oo dhexdooda ah, waa somali dagaalo ba’an oo qabiil maati doox ahi kala gaaray, waana somali isu wada ciil cunsan
Lakiin markan waa somali naca iyo utumaha qabiil ee ay isu qaban u tolay shaatiyo ay u bixiyeen siyaasad, dowladnimo, dano, mabaadi’ii iyo feker kala duwanaansho si ay ugu qariyaan waxa dhabta ah ee ka dhexeeya.
Waxaa intaas dheer markan si lamid ah qarnigii 19aad waxay somalidu u durbaano tumanaysaa inay marti galiso dagaalo dool ah yagoo ka rajeynaya is muhuunin dhexdooda ah iyo inay ku kala adkaadaan lakiin waxay hilmaansan yihiin dagaalkii doolka ahaa ee ingiriis iyo talyaani oo somali ay marti galisay qarnigii 19aad yagoo ka dhex arkaya kala adkaansho dhexdooda ah damacootii ma suurto galin lakiin bilcagsi waxaa suurto galay damacii Abyssinia oo dhul iyo dad Somaliyed ba ku hantiday halka somalidii lakala safnayd ay noqotay fuliyayaashii damacii Abyssia si Dhib yar oo aan dhiig uga daadan.
Dhanka kale wakhtigan waa isla Abyssia oo markan bad raadinasa iyo Israel oo joogiyaankeda geeska Africa ka dhex aragta hirgalinta damaca Ethiopia ee bada cas iyo isla kooxihii somalida ahaa ee shalay oo yana marti galinta Israel ka dhex arka is-muquuninta dhexdooda.
Hadii Deni iyo Madoobe ay Netanyahu kula kulmaan Dubai waxaynu arki doonaa kuwa taageersan oo dabaal dagaya yagoo huwan calanka yahuuda (sidii reer Hargeisa) iyo kuwa ka soo horjeeda oo ku maadsanaya, Prof fadwoonaya si ay qiil-difaaceed ugu sameeyaan iyo kuwo kale oo fadwo irdhayn ah u jeedinaya yagoo ku saleynaya khilaafka somalida ka dhex jira lakiin arki maysi indheer arag hilaad samaynaya ama farta ku fiiqaya dhaxalka ay taransan doonto
@Daily_Mogadishu
NEW: Drone technicians and military helicopter pilots from the Ethiopian National Defense Force (ENDF) who were killed in the reported suicide drone attack on Debre Zeit (Bishoftu) Air Force Base were buried on September 28, marking a confirmed loss for Ethiopia's government forces.
Among the dead was Senior Warrant Officer Kassahun Lema, a helicopter pilot and technician. His funeral was held around noon at a Protestant cemetery in Debre Zeit. Another Air Force serviceman killed in the attack was laid to rest the same day.
The funerals confirm earlier reports of an attack on the base, located roughly 45 km from Addis Ababa.
Hadal jeedintii Prof Cabdikarim Xassan Jama ee London.
"Dadka qofkii wax yar uu ay xaq u leeyihiin u qabta way la yaabayaan, waxayba u haystaan qof dad ka tegay"
The Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, speaking at a graduation ceremony for Danab commandos of the Somali National Armed Forces, urged the troops to show no mercy to the terrorist groups Al-Shabaab and Daesh and to fulfil their national duties effectively to free the Somali people from these hostile groups.
The new Dhiif City Mall, from the owners of Dhiif Hotel, are building a landmark shopping center in Las'Anod that will transform the city’s downtown vibrance.
Resilience isn’t a slogan in Las'Anod it’s visible in every active construction site.
The BOOM is no hype.
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
🚨 BREAKING: A MAJOR ESCALATION IN ETHIOPIA 🇪🇹
Reports are circulating that the TPLF has declared a “Republic of Tigray” and proclaimed independence from Ethiopia.
If officially confirmed, this would mark a dramatic new chapter in Ethiopia’s rapidly escalating crisis.
Developing story.
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, accompanied by the Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, and the Commander of the Somali National Armed Forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, today presided over the graduation of the 12th cohort of the 16th Danab Commando Brigade of the Somali National Armed Forces.
Read the full statement on: https://t.co/aAD2SVQINH
🚨 EXCL: Leading lawyer confirms the 'most serious' issue Man City face as major sporting sanctions loom
They can take no 'comfort' from Chelsea, Everton and Forest's cases ❌
@GraemeBailey | #MCFC https://t.co/0ifpkC02ln