@ygaraad Waa sax inaad waxaan barato waxaa asal u ah marka hore inaad himo iyo hal abuur u heyso xirfadaas, kadibna aad aqoonteeda la timaado, waayo aragnimo iyo marar badan aad qaladadkadii dib u saxdo, fakar iyo curin dheeraad ahna kala baxdo arinkaa kadib ayaa lagugu tilmaami karaa...