Hormada 1-aad ee buugagga ay Diiwaan daabacayso sannadkan ayaa ka kooban buugaagta: Garsoor, Baraaruje, Midhiftire, Soomaaliya: Qaran Dawladraadisa iyo Xaruufta Af Soomaaliga ayaa aynnu filaynnaa in ay dhawaan ifka u soo baxaan oo inna soo gaadhaan.
Dhawaan filo! πβ³οΈ