1/2
Waxaa sharaf ii ah inaan maanta kulan wadatashi ah la yeeshay xildhibaannada iyo sanatarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya. Waxaan uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay dadka Soomaaliyeed had iyo jeer u garab taagan yihiin.
#HiigsiIyoHorumar
The second day of cultural week is kicked off now at the main campus of @SIU_UNIVERSITY in Mogadishu.
A huge number of Students from all departments of the UINV are at the venue in order to assimilate the cultures and traditions.
#SIUCULURALWEEK
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa ka dhacday munaasabad lagu soo dhoweynayey ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay Sannad Waxbarasheedka 2020 - 2021.
Waxaa maanta Jaamacadda SIU soo booqday wafdi kasocda SomaliREN.
Arrimo ay ka mid yihiin sidii kor loogu qaadi lahaa tayada Waxbarashada Sare ayaa laga wadahadlay.
SomaliREN waa dallad ay ku mideysanyihiin qeybo ka mid ah Jaamacadaha Dalka.