CAJIIB!🤔🤔
Ma waxaynu u isticmaalnay ineynu ka dhigano sidii ( Dudumo) dadku fuulaan, iskuna sawirno.
Intii aynu ku mashquulin lahayn Ka hor tagista dhibaatoyinka caafimaad ee ka imaan kara bakhtigaan.
Wasiirku hadalkuu Caawa ku hadlay waa mid ay ka muuqato aradnaan dhanka akhlaaqiyaadka ah! Waxaa ceeb ah in wasiirku #BEEN cad ow ka sheego Imtixaanka Pland isagoo aan wax cadayn ah u haysan warkiisa!!!
#PUNTEXAM2019
@ahmedcirfo Haa waa cadaalad!
ardeyga puntland joogaa wuxuu galayaa hal imtixaan oo u dhigma ama ka maqaam sareeya kan fedralka! waana nidaam waxbarasho oo la dhisayey mudo 20 sano ka badan!