" Ma u fiirsatay inuu yahay Eygu xayawaanka kali ah een wax howl ah qaban si uu hunguri u helo, maxaa yeelay digaagga waxaa laga helaa ukun, lo'da caano, shimbirtana heeso macaan, Eyguse ma yaqaan wax aan jaceyl aheyn. "
โ Buugga โ How to win friends and influence the people "