Al Joolaani wuxuu noqonayaa haggaamiyihii ugu bisaylka qurxanaa ee Al Qaacida iyo Daacish isku soo wada maray. Wuxuu dadkiisa ka xoreeyey maamulkii kibirka badnaa ee muddo ka badan 50 sano xabadka dhulka u dhigay Sunnada Suuriya.
Markuu qabsaday Caasimadda Dimishiq wuxuu ku dhaqaaqay tallaabooyinkan;
▶️ In dalka iyo dadka Suuriya ay u siman yihiin oo aanan cidna la takooreynin.
▶️ In hadafkooda ku egyahay gudaha iyo xuduudaha Suuriya, oo aysan lahayn ujeedooyin ka baxsan Suuriya.
▶️ In uusan jirin urur caalami ah ama dal shisheeye oo ay ka amar qaataan.
▶️ In dalka uu yeelanayo dastuur iyo heshiisyo siyaasadeed oo loo wada dhanyahay.
▶️ In qof walba oo Suuri ah uu cafis yahay, uusan jirin aargoosi iyo beegsi gaar ah.
The federal government of Somalia can forget about leasing Holhol oil and petroleum fields in Xudun district, SSC-Khaatumo State of Somalia. As clarified by Pres @ahmedkaraash Holhol oil and petroleum field belongs to the people of SSC-Khaatumo and any agreement signed without them is null and void.
JUST IN: 🇺🇳 🇮🇱 United Nations officially adds Israel to its blacklist of countries that k*ll children, joining groups such as ISIS, Al-Qaeda, Boko Haram and others.
Sorry to our Kenyan neighbours, we know very well your red carpet is getting worn out by this guy at this rate.
He is not jobless but rather hopeless, please tolerate him for our sake haha.
🚨🇮🇷BREAKING: TURKEY DEPLOYS NIGHT VISION HELICOPTERS IN SEARCH FOR IRANIAN PRESIDENT
Turkey has deployed night vision helicopters to aid in the search for Iran's missing president.
"We sent a crew of 6 vehicles and 32 experts to Iran in search and rescue in mountainous areas.
We have put a team of 15 research experts on alert to move to Iran.
5 of our teams are almost approaching the helicopter coordinates announced by the Iranian Space."
Source: BBC
Video: ILLUSTRATIVE
Miskiin, Abtiyaal Hubka uun baan moodayey inaan idin kala hadhnaye, in aanu awrtii ku darsaneyna ma moodeynin, oo awr la aani keentey in riyihii la rarto.
Hadaan ka hawl galayaa raadinta awrtaas oo wixii ka jooga aan idiin soo celiyo. Soo duceeya in Alle ii fududeeyo.
⚡️BREAKING
The UN General Assembly has just voted overwhelmingly in favor of Palestine's application to become a full member of the UN.
The Israeli ambassador shredded the UN Charter