Mel kamida magalda mogadiahu ayan u donaty shaqo kadib shaqadii interview gedii intii an ku gudu jiray aya ninkii wareysiga iga qadayay ayuu igu yiri qolade tahay? Waxn u shegay qolada an ahay. Wuxu igu yiri kwrn hadi hadhow ad igu dhahdo wadfashilnaty firinbi igu yeriso?
These two pictures are vladamir putin and mohmed Farmajo. Somali president and Russian president. They rule one of the biggest power in the world and smallest power in the world. If you look their shape are same in terms of height and Size.
Hamplyo hamplyo waxan halkan ugu hanbalyenaya cidamada xoga dalka sandguradii 60 naad waxaaan ilaahay kaga baryaya in wadan kena ku wii u dhintay u dhawcmay in ajir kasiyo hormar iyo guul aya u rajeynayaaa
#SNA