A strong and cohesive central government is not a luxuryโit is a necessity for state stability, rule of law, and national unity. I firmly believe that federal member states must operate within a constitutional framework that ensures accountability to the center.
#FGS#Somalia
Today, Mogadishu marked a historic milestone with the successful conduct of its first one person, one vote elections for municipal council members. This achievement represents a major step forward for democracy, accountability, and citizen participation. #History
Today, Mogadishu marked a historic milestone with the successful conduct of its first one person, one vote elections for municipal council members. This achievement represents a major step forward for democracy, accountability, and citizen participation. #History
A politician is often concerned with short-term goals โ mainly winning elections, staying popular, and securing political survival. Their decisions may be driven by public opinion polls or the need to please voters, even if those decisions are not sustainable.
The result of giving a country leadership that is unsuitable for difficult situations and lacks the capacity to overcome the obstacles that are overwhelming it.
The growing tensions in Erigavo City these days have come at a time when peace is most needed. I hope that the Somaliland government with local people will solve it in the most intelligent way.
#Somalia#Peace#Erigavo@Somaliland
A very emotional picture that touches the hearts painfully. A citizen girl, a student who is studying in all circumstances, left her house that morning with a shelter stay in, and came back as Homeless. The government should consider the steps it is taking. #Somalia
Maanta. Ardayga Soomaaliyeed xafladiisa qalinjabinta ee Jaamacadeed waxba ugama duwana xafladaha kale ee uu ka qayb galo oo aan macnaha badan ugu fadhin, sida Xaflad aroos oo lagu casuumay, Xaflad sagootin qof i.w.m Yacnii saameyn kuma lahan. Waana been qosolka aan beerka jirin, dhoolla-cadeynta iyo sawirada.
Ardayga Soomaaliyeed markuu qalin jabinayo ma haysto Dowlad u kafaala qaaddo shaqo, meelnana wax kuma oga, Dalka wax walba waa limited, hal-abuurkii dhallinyardana waxaa caqabad ku ah Shirkado waawayn iyo dowladda qudheeda, bal kawaran dareenka arday waalidkiis dhib wax kusoo baray oo ay miro dhal ka sugayaan, isna aan meelna wax ku ogayn. Miyeysan maalinkiisa qalin jabinta u ahayn Maalin murugo oo ay fuulayaan culeys iyo stress. Xaqiiqooyinkaan kama dhaadhicin kartid qof ay isugu aadantahay, adeerkiis uu shaqo geeyey ama si kale un jaanis mar la arag ah u helay, Wuxuu ku leeyahay "Maya Dalku waa barwaaqo, shaqo waa taalla, adigay kugu xirantahay bakh bakh"
Allaa u maqan dal ay dhallintiisu 70% ka tahay bulshada dalkaas, Dowladdiisuna diirato tahay.
Way ku mahadsanyijiin Xukuumadda JFS go'aamadii masiiriga ahaa ee ay maanta kasoo saareen kulankoodii caadiga ahaa. In la ceyriyo qunsulka Ethoipia waa go'aan aad u wanaagsan laakiin soo daahay oo goor nala juq juqeeyey imaaday, haddii qaladkii koowaadba Xabashida afka lagu dhufan lahaa way fiicnaan lahayd. Sidoo kale waa war la mahdiyo in Albaabada loo laabo Qunsuliyadihii Ethoipia ay ku lahayd gobollada woqooyi ee Somalia(Somaliland) iyo Maamul goboleedka Puntland.
Ethoipia way soo wada baxdaye, anaguna aan soo wada baxno, great๐
Hambalyo Cabdullahi Maxamad Cali(Sanbaloolshe) magacaabista laguu magaacahay hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA. Sanbaloolshe waa markii saddexaad ee uu xilkaan qabto, wuxuuna leeyahay qibrad ku filan, mana u maleynayo inuu yahay hogaamiye u baahan in Media-ha uu lacag badan geliyo si loo buunbuuniyo oo hadba loo soo sawiro markuu maqaaxi u shaax doontaba.
Mahadsanid, Nasiib wacan @mahadsalad