I had the honor of participating in the Workshop on Promoting the IGAD Regional Action Plan & Gender Strategy alongside esteemed IWPSF Board Members. The discussions were enriching, with valuable reflections shared on the IWPSF Strategic Plan by representatives from IGAD Member States.
A special commendation to Ms. @xubbifarah for her dedicated leadership. Her commitment to amplifying the voices of women and girls in IGAD is truly commendable, reinforcing efforts toward peace and security in the region.
As the star of IGAD and the Horn of Africa, I wish you ongoing progress and prosperity. Proud to continue to strive for effective leadership under ES @DrWorkneh .
#IGAD #Peace #Security #Women #IWPSF#
Waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Baarlamaanka Jubaland u doortay in uu hogaamiyo Dowlad Goboleedka Jubaland shanta sano ee soo socota. Waxaan Allaah ugu baryayaa in uu u fududeeyo mas'uuliyadda culus ee loo doortay.
Doorashada Jubbaland waxay meesha ka saartay muddo kordhintii sharci darrada ahayd ee madaxda dowladda Federaalku ku cadaadinayeen Dowlad Goboleedyadda Dalka.
Waxaan uga digayaa madaxda dowladda Federaalka in Ciidamada Qaranka loo adeegsado danno siyaasadeed waana in laga fogaado xasarad abuurka iyo qalqalgalinta deegaannada Jubaland.
Ugu dambeyn, waxaan usoo jeedinayaa Madaxweynaha Jubaland in uu kaalin mug leh ka qaato xal u helidda arrimaha siyaasadeed ee cakiran.
Apply ๐๐๐ for your desired program at ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐๐๐ง๐ญ๐๐ซ ๐๐จ๐ซ ๐๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐ ๐๐ญ๐ฎ๐๐ข๐๐ฌ (๐๐๐๐) | Academic Year ๐๐๐๐ - ๐๐๐๐.
Admission is ๐๐จ๐ฐ ๐๐ฉ๐๐ง.
To get more info about the program, please visit
https://t.co/peHEfjDfSm
#JUST #LifeAtJUST #Postgraduate #JCGS
@Abdulkullane Ciyaal suuq aan iska war qabin o adiga shacabkii aad Gedo ku laysay ma is waydisay waxay galabsadeen.Shabaab iyo adiga wax farqi ah idinma dhaxeeyo in aad ka darantahay mooye.
Madaxweynaha JFS @M_Farmaajo โDoorashadu waa heer Qaran ee ma aha heer Gobol, sidaas daraadeed waxaa muhiim ah in @NIECsomalia ay hoggaamiyaan doorashada. Si aan uga dhabayno bisaylka siyaasadeed ee aynu gaarnay, waxaan xilligan doorashada ku galaynaa nidaamka xisbiyada badan."
#GobolkaGedo
Ebbe ayaa ku mahadsan dadkii deegaankana isku tashi ayay door bideen, ilaa hadda guulo wax ku ool ah ayaa la gaaray, waxaan rajeynayaa tilaabadan maanta dhalinyaradu horseedka u tahay in ay gogol xaar u noqoto guulo taxane ah oo uu gobolku gaaro.
#GurmadkBardheere
The flash floods in Bardera and Dolow affected residents and the business sector, especially agriculture. Many farmers lost their crops, this accident happened frequently, in order to reach a long-term solution a dam must be built. @US2SOMALIA@USAIDSomalia@TheVillaSomalia
Keynote Speaker 3: Dr. Abdirzak Moalim Hussein. He is an Orthopedic and Trauma Surgeon. Dr. Abdirizak is addressing the effectiveness of Custom-made Cemented Antibiotic Nail for Treatment of Infected Non-Union Tibia Fracture.
#CMHS2020#SU#JUST
@JamalMOsman@M_Farmaajo@TheVillaSomalia @AbdinurMAhmed Abdinur is respectiful and hard working person nd also loyalt to his country. so adeer shaqo yeelo o mind your business.
Keep up the hard work brother.@AbdinurMAhmed