@cabdiraxmanmid Abdirahman inuu Siciid kaa badiyey aya kaa muuqato oo heat ku gaadhay, nabar gardaro allaha kaa dhigo sxb. Lakin isa soo adkee sidan kuma joogi kartid Space ka. Maca-salama.
@KAGAMEAL@DeberkalehS The Afar people are majority of Djibouti population and they are deserve to lead their county same as Oroma tribe of Ethiopia.
As a Somali citizens, we ready to give our support to Afar people.
Allaha u naxariisto Fananad Amina Abdilahi oo maanta ku geeriyotay Borama, waxan Alle uga baryayaa inuu Janadiisa ku casuumo.
Samir iyo Iimaan Allaha kasiiyo ehelkeedii oo ay ugu horeyso gabadheeda Fananad Hodan Abdirahman.
@KAGAMEAL Beelaha aad sheegtay iyagu ba waa Reer Awdal, kuwa loo hadlayo ayey kamid yihiin, mana jirto cid u diidan in la maqlo codkooda. Thanks Halgamaga Geeska Afrika.