@shafici_Gul Hadalkaasi waa sax lkn waad is waydaarisay halkii aad farmaajo ka oran lahayd baad xasan nabtay si wada jir ahna waan uga soo wada jeesannay waana ka saarnay qodobka kale caydiid muxuu daarood ka nacaa illayn cid tabar haysa ma ahayn markaase 500 maxaabiista sowkii la ii daaye
@MeygaagH War dadkaan waalan ee aanan hadalka hubsanayn yaa u kala garqaayada! Yarkaan magaca mahad salaad way wadaagaan balse laba Bay kala yihiin oo ciwaankii sargaalka ma'ahan
@FrauSchwarz3 @faaraxsheekh@moechesomalia@MoERA_Somalia@HassanSMohamud Waxaa la yiri hadal hortii aqoon la haw . Qaansaroobaadka aad cirka ku arkaysaan alle ma qoomkaas buu ku taageerayaa . Teeda kale waxa daabacay waa kooxdiinnii hadday dacar noqda ama malab adinka ayaa qaadaya . Kani ma'aha xumaanta aad raadinayso ee qaansoroobaad sidaa ogow π
@OGAA_NSHO Alle yaa soomaalidaan fahamsiiya macnaha erayga xuriyadda afka baarkiisa ah ee ay ku sirmayaan.waxaan aad ula yaabanahay dowladdeenu dadka sidaas yeelaya Baa ku yiraahda maalin alle keenaba xuquuqul insaanka ilaaliya. Aaway xuquuqda ma islaamka keliya Bay qabanaysaa .