Gafka iyo xadgudubka Wasiirka Arrimaha Gudaha #Somaliland uu kula kacay kaalinta iyo maqaamka taariikheed iyo bulsho ee #Ugaas_Mustafe_Maxamed_Ibraahim ma aha arrin ku kooban sharafta Ugaaska oo keliya, balse waa arrin si toos ah u taabanaysa karaamada, taariikhda iyo matalaadda bulshada #Gobolka_Salal.
In la iska indho-tiro kaalinta Ugaaska iyo doorka ay hoggaanka dhaqanku ku leeyihiin nabadaynta iyo xallinta khilaafaadka waxay dhaawacaysaa xuquuqda iyo sharafta bulshada, waxayna muujinaysaa in aan si dhab ah loo tixgelinayn codka, doorka iyo maqaamka bulshada Gobolka Salal.
Cabdalla Faatax
Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga KAAH ee Wacyigelinta iyo Abaabulka
🚨 BREAKING:
Reports emerging from Gerrisa in the Guban region of northern Somalia 🇸🇴 indicate deadly clashes involving separatist Somaliland militia and local civilians.
Witnesses say that members of the Ciise clan were targeted after rejecting Somaliland’s separatist agenda
Waxa kale oo xusid mudan in gobolka sitti yahay kani ugu waxsoosaarka badan gobolada isagoo kaalmaha ay hore kaga jiraan 3 degmo oo gobolka sitti ah 10 dagmo ee ugu wax-soosaarka badan deegaanka oo dhan
"I asked for a review because I didn't think it was a foul" 🗣️
US President Donald Trump has admitted that he asked FIFA to review Folarin Balogun's red card suspension for the Round of 16 match against Belgium ⚽️
Three men lost their lives on Monday protecting their community.
Amin Abdullah, the security guard and father of 8, stood in front of the gunmen so 140 children could hide.
Mansour Kaziha, a pillar of the mosque for nearly 40 years, called 911.
Nader Awad ran toward the danger to draw the shooters away.
They were fathers, husbands, pillars of their mosque. They chose others over themselves.
Our hearts are with their families and the entire Muslim community of San Diego.
Islamophobia kills. This is not a debate. It’s reality.
🤍 Innā lillāhi wa innā ilayhi rājiʿūn
🇩🇯🏅 Fanka Qaranka Djibouti — Guul Taariikhi ah!
40 sano kadib guushii halyeeygii Ahmed Salah uu ka gaaray Tokyo, maanta waxaa taariikh cusub qoray Ibrahim Hassan, isagoo si cajiib ah ugu guulaystay Osaka Marathon 2026 🇯🇵.
Ibrahim Hassan wuxuu jabiyey rikoor qaran, isagoo ku dhammeeyey orodka waqti yaab leh 2:05:20, taasoo noqotay guul taariikhi ah oo Djibouti mar kale ku muujisay awooddeeda orodka masaafada dheer.
Athletes-ka Djibouti waxay mar kale caddeeyeen in Japan ay tahay goob ay ku muujiyaan hibadooda iyo adkaysigooda.
👏 Hambalyo geesigeena Djibouti — sharaf weyn ayaad u soo hoysay qaranka!
#Djibouti 🇩🇯 #Marathon #Osaka2026