#Turkey built seaports, airports, hospitals, roads, schools, military training base and awarded thousands of scholarships to #Somali students while #EU (27 countries) never built even 1km road in #Somalia and still #EU tries to be the sole actor in #Somalia. This is unacceptable.
Afku dad badan ayuu la hadli karaa. Faruhuna qof kasta ayay wax u qori karaan. Qalbiguse hal qof ka badan ma qaado oo waa xubin iskeed si rabnaani ah daacad u ah.
Daacadnimadu ha waarto
~ Cabdiwahaab Cawaale